Isu-Diyaarinta Xanaanada
Akhri, Qor iyo la Hadal cunugaada maalin kasta!
Wac si aad u qabsatid ballanka Baaritaanka Caruurnimada Hore (Early Childhood Screening) inta u dhaxeyso 3 jir ilaa 5 jir – kana fiican marka uu ka sii yar yahay!
Xafiiska Baaritaanka Caruurnimada Hore: 651-632-3746
Hubso in diiwaanka talaalada cunugaada casriyeysan yahay.
Barnaamijka talaalka Minnesota: 651-201-5503
Booqo kaddibna dooro dugsi.
La xariir Xarunta Meeleynta Ardayga (Student Placement Center) si aad u heshid macluumaad dheeraad ah: 651-632-3709